Somali Voa News

Voice Of America Somali - Wararka VOA

Camel Milk Threads - Camel Milk Debate

Monday, January 31, 2011

Cawayska Washington iyo Abwaan Cali Guure

Cawayka Washington ee toddobaadkan qodobada ku jira wareysiyo aan la yeelanay weriye Max'ed Caddow, Abwaan Cali Guure iyo Rooda Maash.

Qodobada ku jira barnaamijka Cawayska Washington ee toddobaadkan waxaa ka mid ah

1-Weriyaha TV-ga Al-Jazeera Max'ed Caddow oo ka hadlay waxyaabaha la yaabka leh ee uu ku soo arkay Koonfurta Sudan
2- Wraeysi aanu la yeelanayn Abwaanka Cali Ca/lle Guure
3-Fanaannada Reer Djibouti ee Rooda Daahir (Rooda Maash) oo ka hadlaysa taariikhda fankeeda.

0 comments:

Post a Comment

VOA News: Wararka

BBCSomali.com | War